Xukun deg deg ah oo lagu soo rogay degaanka Soomaalida Itoobiya

Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa xukun deg deg ah ku soo rogtay degaanka Soomaalida Itoobiya oo maalmihii la soo dhaafay ay ka jireen qalalaase iyo rabshado. Talaabadan ayaa ka dambeysay markii uu is casilay madaxweynihii maamulkaasi Cabdi Maxamuud Cumar, lana magacaabay madaxweyne cusub oo ku meel gaar ah. Wasiirka Warfaafinta Itoobiya ayaa warbaahinta dalkaas kaga dhawaaqay … Continue reading Xukun deg deg ah oo lagu soo rogay degaanka Soomaalida Itoobiya